Dr. Abdinasir Shide

Dr. Abdi nasir shide

Qoraa & Dhakhtar

Dr. Abdinasir Shide Ali waa dhakhtar da’ yar oo ku taqasusay xanuunada dhimirka iyo maskaxda oo khibrad u leh la shaqaynta cosbitaalada iyo machadyada taageera carruurta, dhalinta iyo  iyo dadka waaweyn ee la il daran nuucyada kala duwan ee xaaladaha caafimaadka dhimirka.

Dhakhtarka waxa uu wax ka qoraa arimaha caafimaadka qaasatan wacyi galinta bulshada ee ku aaddan caafimaadka iyo cudurada laga hortgi karo.